Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuqaal:-Maxay Shacabka Muqdisho Ka Filan Karaan Shirka Madaxda Dowladda Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada?

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah shacabka Muqdisho oo rajo wanaagsan ka muujiyay shirka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Fedraalka,Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ka dhacaya Muqdisho horaanta bisha Luuuliya.

wariyaha Goobjoog Abdirahman Qaasim Savana ayaa la kulmay qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho,isagoo wax ka waydiiyay aragtidooda ku aadan kulankaas.

Halkan Ka Daawo Aragtida Shacabka Muqdisho Iyo Shirka Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this