Kool_Kat Posted May 6, 2010 It usually takes me a few times to really comprehend and fall-in-love with a song, specially Somali song...But damnnnnnn Guled's Ayaan waa i saaqday the very first time I heard it...Dee huuno waan ku dawaqay... Contagious, contagious!!! Ps, I could've posted this in the "I saw it on Youtube" thread, but thought it desereved a thread all on its own... Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted May 6, 2010 KK, odayga ma marwuu u heesayaa? Other than that, good song! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted May 6, 2010 War odayga waxbey tustaan filayaa, saa iyadoo ninkale udhaxdaba (marwo) haduu u heesay... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted May 6, 2010 ^^^ leeee saana ma keentay!! jiljileecaan!!! lool laakiin heestaan taloo yaa loo qaaday? waraa aduunkaan waa small walaahi lool I know maraxaan ka waran.. waraa maanta qof kaste ayaa iska heesaayo lool!! aniga mar dhaw kolee nuune aan soo dhisaa!! lool... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 6, 2010 Do u guys think what i'm thinking ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted May 6, 2010 ^What exactly are you thinking JB? Maskaxdaada labaatan sideed mowduuc aa ka socdaan... Tuujiye, jiljileec ma'aha, ee anooba wiilka iska jeclaa (heesihiisa nooh), aan xalay heestaan arkay...Xooga shaki aa igalay marka, qofkuu la hadlooyo... :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 6, 2010 "Jaceelkaan afkiyo uurkaba ka jaray igu soo noqoye" ku laha waa ori nin kale, ilmo dhashay sando ka soo wareegen ayuu hadda u heesaya, taloow miyey sixirtay mise haddu hurda ka soo toosay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted May 6, 2010 Lol. Heestan Ayaan ama loo yaqaan "bal maxay indhuhu" waxaa iska leh fanaan ka mid ah fanaaniinta ugu caansan jabuuti oo la yiraah Xassan Waddo Heestii. Waxaana lagu xantaa in ay arintan si dhab ah u qabsatey. OK, way qabsan kartaa.... laakiin runtii in marwo nin kale loo heeso waa wax dhaqanka ka baxsan. Laakiin heestu laxan aad u macaan ayay leedahay. Waxaan kula talin lahaa xassan wado iyo kuwa kaloo heesta qaadayaba ama "those who can relate to the song" iney adkeystaan. The past is history. Let bygones be bygones! Quote Share this post Link to post Share on other sites