Sign in to follow this  
Deeq A.

Bangiga Aduunka oo Lacag badan ugu deeqay Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   

Bangiga Aduunka oo Ansixiyey in 55 malyuun oo dollar la siiyo Somalia

 

Bangiga Aduunka ayaa  ansixiyay in dowlada Soomaaliya la siiyo lacag gaareysa 55 milyan Dollar oo Caawimaad , lacagtan ayaana loogu talagalay kabka Miisaaniyadda iyadoo lagu guda jiro xili adag.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Lacagtaan Deeqda ah Soomaaliya  ku mutaystay Maamul wanaagga Maaliyadda iyo Hufnaanta dhaqaale ee ay ku talaabsatay Sadexdii Sanadood ee la soo dhaafay.

 

Xukuumada Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay buuxiso shuruudihii deyn cafinta oo haatan maraya marxaladihii u dambeeyay, waxa ayna taasi sahasahy in  Soomaaliya loo ogolaado in la siiyo lacago cusub.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this