Deeq A. Posted June 24, 2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay sarreeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka inuu noqdo taliyaha cusub ee Ciidanka Badda. Halkan Ka Aqriso Taliyaasha Uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo Madaxweyne Farmaajo oo Bedelay Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka, Halka La Magacaabay Taliye Cusub Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Taliyaasha La Magacaabgay https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whats-sava.mp4 Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites