checkmate Posted August 15, 2004 ^^^^ am speechless......sheego yar baan kuu sheegaayaa: Hada ka hor ayaa waxaa jiray NIN GEESI ah oo aad iyo aad looga cabsado, Marka maalin maalmaha ka mid ah ayaa RAG kale u soo martiyeeyyeen asagoo hurda , Islaantiisa ayaa raga albaabka ka furtay oo waxay tiri wuu hurdaaye bal suga aan idiin kiciyee, markaaseey in tay dul istaag tay bay lug ta ku kicisey war rag baa kuu jooga kac iyadoo wali lugta ku juq juq sii naysa. Ragii martida ahaa oo u jeeda ..NIN kii geesiga ahaa markuu kacay buu wuxuu yiri "war wuxu waa dumaroo waan wax aan rag la xaajoon"......marka juxa xabiibti meeshu discuss ion ma yaalo....how i said it is how is gotta be asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 15, 2004 ^^^^^^^^^ waayeel fowqal waayeel, adiga hadii aan la iska kaa qaban u gonna say anaa amiir soon. i wil fight cidi iyo diif, anything u say Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted August 15, 2004 loooooooool@juxa waxaan aad u jecleeysan lahaa meeshaad WAAYEEL iigu yeedhay in aad WAAYO ARAG iigu yeeri laheed....in kastoo waayeel wax aan ka cabto aysan aheeyn oo ay tahay ARIN AAD U QAYAXAN OO MURTI IYO XASILOONI ka danbeeyso aniga iyo adiga waxaan nahay CARAB IYO ILKO hadeeynu is dirirna na durba waan hishiineey naa..marka cidiyaha iyo diifka dib isku gu cesho asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 15, 2004 ^^^^^^^^^^ dont try inaad i sasabto. though u cute. i will resist. hishiis bul alaha siiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted August 15, 2004 waraada labadiina aarabitaro hadaa u baahan tihiin ila socodsiiya yaah anaa buumo idiin soo xiranaaye. wareer badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 16, 2004 feebaro, waxaada kaneeco ku ruugtay ka wayn, yr headaches are consistant with very stage of kuku visions. faataxo, for walaalkeena wareersan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted August 16, 2004 Juxa makuu sheega wax.. wareerkaanba waxaa dhigay wadnaheega doqankee kaa doortay dumarkoo aad daryeeli weydoo wili daacad kuu qaba.. wareer badanaa......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 17, 2004 ^^^^^^^^^^^ ladabaalo caashaqa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted August 17, 2004 ^^^^^Is this love or what? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 18, 2004 arooska goormee waaye waraada, anina waa ka soo qeeb galaa, wiifoow aa horey u soo qaadanaa oo hadiyad ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 18, 2004 ^^^^^^^^^ bring some brew, i wanna drown my sadness, i want erase it with (goomo) what a dark day, everywhere i look i see darkness. will it ever end :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted August 20, 2004 iyaah aroos aa, where is my invitation. galabta casarka kala kadoonka iyaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 20, 2004 yaa rabi, jini aroos aa idinku dhacay, waxa u malaynaa idinka in qobmoos la idiin dhigi doono. bt worry not. help is at hand, dont sing anything, unless i read it. tut tut tut Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 23, 2004 sa wr wb, another monday, alxamudlilah, today seems promising, it rained all night, leaving me calm, sedated and happy. i try sniffing the cool air, dog poo. bt i aint complaining. work is good, the phone is quite and i just got more allowance on my cell. life is good Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted August 23, 2004 kaalay meeshaan wili been maa la isku tuuryenoyaa!! Cajaa ibuladii.... wareer badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites