Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidammada Booliska Burco Oo Joojiyay Kulan Loogu Baroor-diiqayay Marxuun Maxamed Baashe Xaaji Xasan

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Booliska Burco ayaa joojiyay Kulan loogu Baroor-diiqayay Rabbi haw-naxariistee Aqoonyahan Maxamed Baashe, oo ka socday Hotel ku yaalla magaalada Burco sida uu ku soo warramayaan wariyeyaasha magaalada Burco.

Ilaa hadda lama oga sababta Xukuumaddu u joojiyay Tacsida loo samaynayay Marxuumka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this