Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo Qaadday Guud ahaan Xayiraadda Covid 19

Recommended Posts

Deeq A.   

Somaliland ayaa goordhow waxaa ay ku dhawaaqay in ay qaadday dhammaan xayiraadaha la xiriiray Covid 19 ee ay horay u soo rogtay.

Sida uu ku warramayo weriyaha Goobjoog News ee Hargeisa, xayiraadda la qaaday waxaa ay kulmineysaa guud ahaan oo ay ku jiraan duulimaadyada, waxbarashada, ganacsiga, isu imaatinka iyo arrimaha kale.

Wixii faahfaahin ah, kala soco.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this