Deeq A. Posted June 22, 2020 Warar ka duwan ayaa waxaa laga helayaa qaraxyo saaka ka dhacay goroonka diyaarada degmada Buulobude ee gobolka Hiiraan. Qaraxyadaan oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa si gaar waxaa ay ugu dhaceen hoolka nasiinada garoonka, waxaana soo gaaray burbur xoogan. Wararka sheegayo in qaraxyada aysan geysan wax khasaare nafeed ah, marka laga reebo burburka soo gaaray qeybta nasiinada ee garoonka diyaaradaha. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites