Suldaanka Posted July 3, 2020 4 hours ago, gooni said: Waxaa gacanta kugu dhagan ma'ahan cadaw sidaad hadalka u dhigaysaan waa gacal aad beri inkiri doontaan abaalkiisa sidii siyaad barre allaha u naxariisto Kacaankii golden-years wuxu ahaa 1970-1975. Shantaa sano waxa hormood u ahaa Kacaanka oo dhego iyo indho iyo maskax u ahaa waa reer Somaliland. Dhan walba oo dawladnimo 5taa sano waxa hormood ka ahaa waa Somaliland. Sidii loogu lisay Afwayne, uguma hanbayn reer Somaliland. Wixii 1980 laga bilaabo reer Somaliland debadda ayay ka joogeen maamulka. Waana sababta keentay inu maamulkaasi ku kaco waxyaabo badan oo bini aadam nimoda ka baxsan aakhirna ku danbeeyo halaag iyo inu afka ciida loo daro. Quote Share this post Link to post Share on other sites