Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamo Ka Tirsan Militiriga Dowladda Soomaaliya Oo Ka Cabanaya Mushaar La’aan

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamo ka tirsan Milateriga Dowladda ayaa xirtay waddo ku dhow Madaxtooyada, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan waxayna madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ka dalbadeyn in wax laga qabato cabashooda.

Halkan Ka Daawo Ciidamada Ka Tirsan Militiriga Dowladda Oo Ka Cabanaya Mushaar La’aan

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this