Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg:Qorax Madoobaad laga arkay Mandaqada Geeska Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   
qorax-300x168.jpg

Qorax madoobaad ayaa laga arkay Saaka oo Axada Bishuna tahay 21-ka Juun 2020 Dalalka Geeska Afrika Qaarkood Sida Somalia & Somaliland.

Abaara 7:30 ayaa lagu war helay ama la  arkay Cadceedii oo badhkeed madoobadeyd halka qadar yar ka dibna madow isku xeeray Cadceeda oodhan waxaana shiiqay Iftiinkii cadceeda sidii hoosiis jiro.

Geesta kalana Culimada Masaajidada ayaa oogay salaad Alla bariya,Ducooyin & Khudbado Diiniya,halkaas oo buslahaduna camirtay Masaajida

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this