Deeq A. Posted June 21, 2020 Qorax madoobaad ayaa laga arkay Saaka oo Axada Bishuna tahay 21-ka Juun 2020 Dalalka Geeska Afrika Qaarkood Sida Somalia & Somaliland. Abaara 7:30 ayaa lagu war helay ama la arkay Cadceedii oo badhkeed madoobadeyd halka qadar yar ka dibna madow isku xeeray Cadceeda oodhan waxaana shiiqay Iftiinkii cadceeda sidii hoosiis jiro. Geesta kalana Culimada Masaajidada ayaa oogay salaad Alla bariya,Ducooyin & Khudbado Diiniya,halkaas oo buslahaduna camirtay Masaajida Qaran News Share this post Link to post Share on other sites