Sign in to follow this  
Deeq A.

Xayiraadii uu sababay Coronavirus-ku ee dalka Sacuudiga oo la qaaday!

Recommended Posts

Deeq A.   

Bandowgii Sababay  covid19-ka Dalka Sacuudiga Oo La Qaaday!

War Kasoo Baxay Wasaaradda Arrimahaa Gudaha Ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya Ayaa Caddeeyey In La Qaaday Bandowgii Saarnaa Ka Dib Qaadashada Taladii Saraakiisha Caafimaadka Dalka Sacuudiga Iyo Amarkii Kasoo Baxay Boqorka Boqortooyada Sacuudiga

1. Laga Bilaabo Maalinta Axadda Ah 06:00 AM, 21-ka Juun 2020 Kuna Beegan Shawaal 29-ka 1441 Hijriga Waxaa La Qaaday Bandowgii Guud Iyadoo La Raaciyey In La Tixgeliyo Kala Fogaanshaha Iyo Cid Walibana Ay Xidhato Gaanfuur Xidh Ama (Kammaam Ama Facemask)
2. In Lasoo Celiyo Dhaqdhaqaaqa Dhaqaalaha Iyo In La Furo Goobaha Gannacsiga Dhammaan Iyadoo La Tixgelinayo Kala Fogaanshaha Iyo Qaadashada Talooyinka Caafimaadka Iyadoo Ayan Kulmi Karin Konton Qafood Wax Ka Badan
3. Waxaa Lafasaxy In La Furo Meelaha Jirdhiska(Gym Centers) Iyo Meelaha Rayslayasha(Barber Shops) Iyadoo La Sheegay Inay Raacaan Shuruudaha La Faray
4. Cimrada Iyo Siyaarooyinka Oo Weli Sidoodii U Xiran Taasoo Ku Xiran Qiimeynta Dowriga Ah Ee Wadciga
5. Safarada Cirka, Xuduudaha Dhulka Iyo Badda, Soo Gelida Dibadda Iyo Bixida Oo Weli Xiran
6. Waa In Loo Wada Hoggaansamaa Dhammaan Amarada Kala Fogaanshaha Iyo Qaadashada Ganfuur Xidhka Muwaadin Iyo Muqiimba Ciddii Jebisana La Marsiin Doono Ciqaabta Uu Istaahilo.

 

 

تسبب حظر التجوال من الكاتدرائية السعودية

أعلنت المملكة العربية السعودية أنها رفعت حظر التجول بناء على نصيحة مسؤولي الصحة السعوديين وبتوجيه من المملكة العربية السعودية.

1. ابتداءً من يوم الأحد الساعة 06:00 صباحًا ، 21 يونيو 2020 ، وارتداء الضحلة 2941 1441 في حفل عام مع مراعاة الانفصال وكل شخص يرتدي خزانة أو قناع )
2. استعادة الأنشطة الاقتصادية وفتح جميع صالات العرض مع مراعاة وقبول النصائح الصحية دون ممارسة أكثر من خمسين شخصًا
3. التمرين لفتح مراكز الصالة الرياضية ومناطق الإشعاع ( حلاقة) ذكرت اتباع شروط
الإفراج
5. يتم إغلاق السفر الجوي والحدود البرية والبحرية
والهجرة والمخارج 6. يجب الامتثال لجميع أوامر المواطنة والقيود الدائمة وأي شخص يخرق التأديب.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this