Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuqaal:-Wasiirka Saabir Nuur Shuuriye  “Ahmiyadda Ugu Weyn Ee Maamulka Galmudug Waa In La Dhisaa Dekedda Hobyo”

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga dowlad goboleedka Galmudug Saabir Nuur Shuuriye oo xalay uun daahfuray mashruuc lagu dhisayo dekadda Hobyo ayaa sheegay in Galmudug ay ka go’antahay in la dhiso dekadda magaalada.

Halkan Ka Dhagaysi Wasiir Saabir Nuur Shuuriye Oo Waraysi Siiyay Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this