Sign in to follow this  
Deeq A.

6 Qof U Dhasheen Dalka Hindiya Oo Ku Sugan Gudaha Somaliland Oo Laga Helay Cudurka COVID 19

Recommended Posts

Deeq A.   

Sabti. 20.06.2020. Warbixinta maalinlaha ah

Baadhitaanka 48kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 147

Sagaal iyo labaatan qof (29) ayaa laga helay xanuunka, 23 qof waa somalilanders. Halka 6 qof udhasheen dalka Hindiya. Bukaanadan 24 qof waa rag, 5 qofna waa dumar.
Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(10jir ilaa 19jir = 5 qof)
(20jir ilaa 29jir = 6 qof)
(30jir ilaa 39jir = 8 qof)
(40jir ilaa 49jir = 6 qof)
(50jir ilaa 59jir = 4 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeisa 16 qof, Berbera 8 qof iyo Laascaanood oo ah 5 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 1 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo kow iyo Labaatan (121)

Facebook

https://www.facebook.com/Wasaaradda-Horumarinta-Caafimaadka-JSL-103133851197165/

Website

https://somalilandcovid19.com/

Twitter

https://twitter.com/SomalilandMoco

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this