Deeq A. Posted June 20, 2020 (SLT-Hargeysa)-Kalfadhigii aan caadiga aheyn ee golaha wakiillada Somaliland oo dib u dhacay muddo 7 cisho ah. Kalfadhigan aan caadiga aheyn ayaa la rabay in lagu codka kalsoonida loogu qaado labada xubnood ee guddida doorashooyinka Qaranka ee xisbiyadda mucaaridka Somaliland. Source Share this post Link to post Share on other sites