gooni Posted June 20, 2020 7 hours ago, Suldaanka said: Gabadha carabtaa warkeed maxaa ka jira marka meeshu xadaaradna ma leh nololna ma le? Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 20, 2020 It is good, they feel home, guur iyo is dhex gal ka.muuqda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 20, 2020 Why do Yemenis always have a little knif in the pocket. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 20, 2020 1 hour ago, gooni said: Gabadha carabtaa warkeed maxaa ka jira marka meeshu xadaaradna ma leh nololna ma le? Gooni gabadha Europe ayuu qalbigu ka raacay. Waxaan xasuusta Waagii Addis Abeba aan joogay, waxa dadku niyadda ku dhisanjiray North America iyo Europe ayaa qaxoonti kuu qaabili doonta. Marxaladdaas ayay ku jirtaa. laakin wax walba waxa ugu fiican in aad nabad ku soo toostay oo dadka aad ku dhex nooshay ku soo dhaweeyan. Taa ayaan wax loo dhigaa jirin. Anaga Addis Abeba 1989kii dadka si fiican ayaa loo soo dhawayn jiray, wixii 1991ka danbeeyay ayaa Reer Koonfur oodahoodii wata yimaadeen oo meeshii qaribeen. Guri dhan oo alaab wax walba taalo intay kiraystaan ayaa bil gudaheed guriga dhan suuqa/beec ku iibin jireen. Waa TV, Fridge, Beds, furniture, wax walba oo guriga la iibin karo. Bishaa gudaheeda ayay 4,000 ilaa 5,000 dollar ku helaan oo ticket ka goostaan. Isla 6bilood gudahood ayaa Soomaalidii lagu nacay oo guri lagaa kireeyo la waayay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 21, 2020 Heesta Calanka Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites