Sign in to follow this  
Deeq A.

Mas’uuliyiin Ka Socda Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Ku Baxay Dilal Ka Dhacay Abaaley

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi ka socday dowlad deegaanka Soomaalida ayaa ku baxay dagaal dhowaan ka dhacay deegaan ku yaallo xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago dowlad deegaanka.

Wafdigaan ayaa waxaa ka mid ahaa mas’uuliyiin ka tirsan nabadgalyada iyo cadaaladda dowlad deegaanka, waxaa hoggaaminaya guddoomiyaha hoggaanka Dr Xuseen Xaashi, iyada oo deegaanka siweyn loogu soo dhaweeyay.

Wafdigaan ayaa dabajoogay dagaal ka dhacay deegaanka Abaaley oo hoos yimaado deegaanka Feerfeer, kaas oo ay ku dhinteen dad gaarayo ilaa lixruux, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen tirio kale.

Xaalada degaanka Abaaleey oo ka tirsan degmada feerfeer ayaa degan, waxaana lagu wadaa sida wararka lagu helaayo la in Madaxweynaha dowlad degaanka Mustafe Cagjar uu halkaasi tegi doono.

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this