gooni Posted June 19, 2020 turkigu wuxuu qaaradaha ugasoo gudbay inuu mandiqada carabta kharibo Wuxuu qaaradaha usoo maray inuu inuu xukumo baabul-mandab iyo badda cas ilaa badweynta hindiya. Somaaliya wuxuu ka samaystay saldhig aad u wayn. Ordagaan awoowgiis wuxuu aha qaraansina ama burcad-badeed wuxuuna joogi jiray badaha soomaaliya Turkey wuxuu doonayaa inuu ka xukumo mandiqadda carabta soomaaliya oo badeedu ka buuxo batrool iyo meesha ay ku taal oo muhiin u ah aduunkoo dhan Waxaas oo dhaqaale ah waxaa bixinaya doqomada Qatar. Okay su'aashu waxay Carabtu xagee jirtay intaasoo sano oo aan ka mid ahayn? Ma turkigaa indho u ah? Gurigyahooda cadaalad iyo doorasho xor ah maka sameeyeen? Waa khalad inay wakhti waa baryay candhuuftooda ku saxdaan. Carabtu waxay xoogga saaraysaa sidii ay midawga yurub xukuumadda soomaaliya uga hor keeni lahayd waa sida ay joornaaladu qoreen waana fidno socota. Quote Share this post Link to post Share on other sites