Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne-xigeenkii hore ee Gal-mudug oo duray Wadahadalada Somaliland & Somalia ugu soo gebageboobay Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   
galmudug.jpg

Anigoo soo dhaweynaya dib u bilowga wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland iyo heshiiska isfaham ee lagu gaaray dalka Jabuuti, haddana waxaa wax laga xumaado ah in maanta wadahadadii ay wali marayaan halkii 5 sano hor ay marayeen, dowladda haatan joogto aysan waxba ku darin. pic.twitter.com/WiJHctSAPW

— Abdikarim Hussein Guled (@AHGuled) June 18, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this