Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Abwaaniinta Oo Taageeray Guusha Somaliland Ka Soo Hooysay Shirkii Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Mus-danbeedka golaha abwaanadda qaranka ee Somaliland ayaa soo dhaweeyay tageerana u muujiyay guusha ay Somaliland ka gaadhay shirkii Jabuuti ku dhexmaray dawladda Soomaaliya.

Xubnahan golaha abwaaniinta Somaliland oo maanta warbaahinta Hargaysa kula hadlay waxay shaaciyeen in ay si buuxda u soo dhawaynayaan, isla markaana u taageersan yihiin khudbadii taariikhiga ah iyo garnaqsigii uu madaxweynaha Somaliland shirkaasi ka jeediyay.

Waxaana  ka mid ahaa abwaan Cabdi Aadan Xad (Qays), abwaan Maxamed Aadan Dacar, abwaan Muuse Cali Faruur, iyo xubno kale.

Halkan ka Daawo hadaladii Abwaaniinta:

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this