Sign in to follow this  
Deeq A.

“Waanu Diidnay Inaanu Gacmaha Hoorsano, Waxa Kale Oo Aanu Isku Diidnay Is-dhex Galka Iyo Isku Socodka Siyaasiyiinta Xilka Haya Inay Hargeysa Yimaaddaan…” Shirkii Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Lagu Kala Kacay

Recommended Posts

Deeq A.   

”Shirku saddexda cishaba jiitanbuu ahaa. Waxa noo yimid qolo aan diyaar ahayn, serious ahayn, xogogaal ahayn, Waxa laga wada hadlayo fahmayn. Caawa 7:00 ayaanu ku kala kacnay markii aanu aragnay inaanu wax midho dhal ah ahayn.

Mucaawinada dunida ayay rabaan inay siyaasadeeyaan, oo ay jiritaankeena ku xidhaan, waana aanu diidnay inaanu gacmaha hoorsano. Waxa kale oo aanu isku diidnay is dhex galka iyo isku socodka siyaasiyiinta xilka haya inay Hargeysa yimaaddaan, kuweenuna xamar tagaan sidii maamul goboleedyada, taasna waanu diidnay.

Waxyaabo badanoo riwaayad ah ayaa jiray oo aanu isku diidnay ”

Siciid Sulub Maxamed
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga JSL, halkan hoose ka waraysiga

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this