Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkii Djibouti Ee Soomaaliya iyo Somalinad oo Lagu Kala Kacay

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirka dib u heshiisiinta ee Soomaaliya iyo Somalinad uga socday dalka Djibouti ayaa goordhow lagu kala kacay sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah.

Wararka ayaa intaa ku daraya in sababta lagu kala tagay ay tahay xal laga gaari waayey arrimaha isu socodka bulshada oo lagu heshiin waayey in lagu daro arrimaha aan la siyaasadeyn.

Mas’uuliyiinta Djibouti oo ku dhexjira hadda labada dhinac ayaa la sheegayaa inay bilaabayaan u kala dab qaadista si wada hadaladda loo sii wado.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this