Sign in to follow this  
Deeq A.

Ibraahim Geedow “ Xiriirka Kubbadda Cagta Waa In Uu Horomar Gaarsiiyaa Maamul Goboleedyada ”

Recommended Posts

Deeq A.   

Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya laga rabo in ay horomar iyo dhaqaalo geliyaan ururada kubbadda cagta Maamul Goboleedyada oo qaba baahi badan.

Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Waraysi Dhinac Skyp-ka Uu Falanqeeye Geedow Siiyay Goobjoog

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this