Sign in to follow this  
Deeq A.

Dr.Xasan Sheekh Nuur “ Madaxweyne Farmaajo Sharaxaad Ka Bixi Is Dhaxgalka Geeska Africa ”

Recommended Posts

Deeq A.   

Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo lagu rabo in uu ummadda sharaxaad dheeri ah ka siiyay is dhaxgalka shacuubka geeska Africa.

Halkan Ka Daawo Sharaxaad Uu Bixiyay Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this