Deeq A. Posted June 15, 2020 (SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu dalka Jabuuti kaga qayb galay Shirkii wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya. Source Share this post Link to post Share on other sites