Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Amniga Galmudug oo Dhagax Dhigay Xero Lagu Tababarayo Booliska Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug oo ay wehliyaan wasiirada Dekedaha iyo kaluumaysiga, iyo wasiirka Bey’ada iyo horumarinta reer Miyiga, Guddoomiyaha Cadaado iyo saraakiil kale ayaa maantay dhagax dhigey Akademiyada Tababarka Ciidamada Booliska Galmudug duleedka dhanka Bari ee magaalada Cadaado.

Akademiyadan ayaa noqon doonta halka lagu tababari doono ciidamada Booliska ee dhowaab Galmudug ay xareyn doonto, ayadoo weli ay socdaan hawlihii xareynta iyo tababarka Ciidamada Daraawiishta.

Akademiyada Tababarka Ciidamada Booliska ee cadaado ayaa ka mid aheyd qorshayaashii hore ee Galmudug balse wasaaradda amnigu ay rabto in ay horgaliso.Image may contain: 4 people, people standing, beard and outdoor  Image may contain: 1 person, standing and outdoor  Image may contain: 1 person, standing and shoes  Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this