Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulankii Ugu Horreeyay Oo Jabuuti Ku Dhex-maray Somaliland Iyo Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jabuuti)-Kulankii ugu horreeyay ee si fool ka fool ah isaga hor yimaadaan wafuudo dowladda soomaaliya iyo Somaliland oo iminka toos uga bilaamay Dalka jabuuti.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan Ra’isalwasaare Xasan Cali Kheyre-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha Golaha Guurtida Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul wasaare Itoobiya Abay Ahmed ayaa kulanka goobjoog ka ah.

kulankan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee dhinacyada Siyaasadda Soomaaliya iyo Soomaliland uu si toos ah ugu dhex maro dalka Jabuuti.

FB_IMG_1592137886333.jpg FB_IMG_1592137883698.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this