Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulkii Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa Oo Xilkii Laga Qaaday.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dhammaaan maamulkii Cisbitaalka guud ee Hargeysa marka laga reebo Agaasimaha Cisbitaalka ayaa xilkii laga qaaday.

Dadka shaqadooda waayay waxa ka mid ah Agaasime ku-xigeenkii Cisbitaalka, Agaasimhii maanulka iyo Lacagta ,xisaabiyihii Cisbitaalka, Khasnajigii Cisbitaalka iyo saraakiil kale.

Arrintan ayaa daba socota kadib markii maalmhii la soo dhaafay si weyn Bulshadu uga cabatay adeegyada Cisbitaalka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this