Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo oo Ku Siijeeda Djibouti

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa gordhow garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka dhoofay wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dowladda federaalka Soomaalia, Maxmed Cabdullaahi Farmaajo kuwaas oo ku sii jeeda wadanka Jabuuti.

Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre iyo guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa iney ka qeyb galaan wada hadallada Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti.

Waxaa sidoo kale la filayaa in Djibouti ay gaaraan wafdi ka socda Somaliland oo hoggaaminayo madaxweyne Muuse Biixi, oo ay qeyb ka yihiin wasiirka Arrimaha dibadda iyo guddoomiyaha golaha Guurtida.

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this