Sign in to follow this  
Deeq A.

Villa Somalia oo War rasmiya ka soo saartay Kulanka M/weyne Muuse Biixi & Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Madaxweyne @M_Farmaajo waxa ka go’an dhammaan dadaallada keenaya in wadahadallo miradhal ah lala yeesho Somaliland. Tani waxay la jaanqaadaysaa hannaankiisa dib-u-heshiisiinta ku dhisan, waxayna xoojinaysaa mawqifkiisa ku aaddan si joogtaynta walaalnimada isku haysa qarankeenna. https://t.co/SVAjsH6Y1e pic.twitter.com/jXknqiNJHV

— Abdinur Mohamed (@AbdinurMAhmed) June 13, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this