Sign in to follow this  
Deeq A.

Beelo Si Horudhac ah Ugu Heshiiyey Mudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Shir labo beelood maalmihii tagay uga socday deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudud ayaa maanta laga gaaray heshiis hordhac ah, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed, labada dhinac ayaa isla gartay in nabad iyo xasilooni logu soo dabaalo deegaanka.

Colaadda beelahaan ayaa soo taagneyd  mudada dheer oo gaareysa 40 sano sida lagu xusay bayaanka ayaa in xal laga gaaro waxaa horseed ka ahaa isimada labada dhinac iyo xubno ka tirsan  dowladda federaalka Soomaaliya.

Wajiga labaad oo lagu dhameystirayo heshiiska ayaa lagu wadaa in 20 June 2020-ka uu ka dhaco deegaanka Goldogob ee gobolka Mudug,

Halkaan Ka Akhriso War-murtiyeedka.

1-12.jpg?w=1000&ssl=1 2-8.jpg?w=1000&ssl=1 3a.jpg?w=1000&ssl=1

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this