Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Geelle oo Ka Hadlay Wada Hadalka Farmaajo iyo Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Djibouti ayaa sheegay inuu berri shir guddoomin doonno wada hadal dhex mara Madaxweyneyaasha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo Somaliland Muuse Biixi.

“Berri waxaan shir guddoomin doona kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Biixi oo lagu daba socdo dhexdhexaadinta labada hoggaamiye. Waxaan wada hadalka ku casuumay ra’isul wasaare Abiy Axmed” ayuu yiri madaxweyne Geelle.

Berri ayaa waxaa lagu wadaa in wadanka Jabuuti uu ka furmo wada hadal ay markale dib isugu Soomalaiya iyo Somaliland kulankaan ayaa  ka duwan kulamadii hore waxaana ka qeyb galidoona hoggaanka labada dinac.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this