Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Galmudug oo Lagu Soo dhoweeyey Deegaanka Afbarwaaqo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay oo galabta socdaal dhanka dhulka ah ku gaaray magaalada Af-barwaaqo ee gobolka Mudug iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Wafdiga Madaxweynaha oo ay qeyb ka ahaayeen xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowladda federaalka iyo maamulka Galmudug ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweyne Qoorqoor  ayaa maalmihii lasoo dhaafay socdaal uu ugu kuur gelayo xaaladda deegaannada Galmudug ku marayay qeybo kamid ah degmooyinka iyo tuullooyinka dowlad goboleedka Galmudug.

1-17-300x200.jpg

2-17-696x464.jpg

 

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this