Sign in to follow this  
Deeq A.

Ku Naso:Sawirradii Afrika ugu quruxda badnaa toddobaadkan

Recommended Posts

Deeq A.   

Sawirradii Afrika ugu quruxda badnaa toddobaadkan

.

Saraakiisha boolislka Kenya oo qaadaya sanduuqa meydka lagu qaado oo ebar ah, kaasi oo waddada looga tagay kaddib dibadbaxya looga soo horjeedo tacaddiyada booliska.Saraakiisha boolislka Kenya oo qaadaya sanduuqa meydka lagu qaado oo ebar ah, kaasi oo waddada looga tagay kaddib dibadbaxya looga soo horjeedo tacaddiyada booliska. Waa haweeneey ka mid ah mudaaharaadayaasha oo seygeeda la dilay xilli uu socday bandowga habeenka kaaso oo looga gol-lahaa in lagu yareeyo faafidda fayraska corona.Waa haweeneey ka mid ah mudaaharaadayaasha oo seygeeda la dilay xilli uu socday bandowga habeenka kaas oo looga gol-lahaa in lagu yareeyo faafidda fayraska corona. Waa magaalada Accra oo ay isugu soo baxeen dad taageeraya dibadbaxaasha Mareykanka ee ka soo horjeeda dilkii George Floyd.Waa magaalada Accra oo ay isugu soo baxeen dad taageeraya dibadbaxaasha Mareykanka ee ka soo horjeeda dilkii George Floyd. Koonfur Afrika dadku waxa ay bilaabeen iney dib ugu soo laabtaan goobaha cibaadada.Koonfur Afrika dadku waxa ay bilaabeen iney dib ugu soo laabtaan goobaha cibaadada. Waa jimcihii shalay iyo misaajid ku yaalla Koonfur Afrika, iyadoo si dadka misaajidka soo galaya la baarayay heerkulkood.Waa jimcihii shalay iyo misaajid ku yaalla Koonfur Afrika, iyadoo si dadka misaajidka soo galaya la baarayay heerkulkood. Muslimiin xiran maskaraatiga afka iyo sanka iyagoo raacaya dadaallada looga hortayo faafidda Fayraska corona ee misaajidka Nizamiye ee Koonfur Afrika.Muslimiin xiran maskaraatiga afka iyo sanka iyagoo raacaya dadaallada looga hortayo faafidda Fayraska corona ee misaajidka Nizamiye ee Koonfur Afrika. Waa booliska ka hortaga rabshadaha oo isha ku haya Muslimiinta magaalada Bomako ee dalka Maali oo tukanaya salaadd Jimcaha.Waa booliska ka hortaga rabshadaha oo isha ku haya Muslimiinta magaalada Bomako ee dalka Maali oo tukanaya salaadd Jimcaha. ... Waa Imam Maxamuud Dicko oo muslimiinta maali ku boorinaya iney banaanbaxaan salaadda jimcaha kaddibWaa Imam Maxamuud Dicko oo muslimiinta maali ku boorinaya iney banaanbaxaan salaadda jimcaha kaddib ... Kumanaan qof oo ku dibad-baxaya magaalada Bamako, iyagoo ka soo horjeeda madaxweyne Ibrahim BoubacarKumanaan qof oo ku dibad-baxaya magaalada Bamako, iyagoo ka soo horjeeda madaxweyne Ibrahim Boubacar

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this