Deeq A. Posted June 13, 2020 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay wasiiro cusub ka dib markii qaar ka tirsan golahiisa wasiirada ay sheegeen inay xilkii banneeyeen. Wasiirada iscasilayw ayaa waxaa ka mid ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga Hirshabeelle Geelle Isaaq oo isaga eedeyn u jeediyay madaxweyanha maamulka Hirshabeelle. Waare ayaa xilka wasiir ku xigeenka amniga Hirshabeelle u magacaabay Xasan Maxamed Cilmi halka uu wasiir dowlaha wasaarada maaliyadda uu u magacaabay Yuusuf Sheekh Xasan Macalin. Halkan ka akhriso magacaabista Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites