checkmate Posted February 2, 2006 Posted by XIIN: ^^Baashow ilaah baa na leh qodbo-siro waa must-do-thing adeer . how else would one survive, i ask, with those exotic beauties in your face . LoL, war nin yahoow maxaad waayeelka uga inkaar galabsaneysaa? timirtii hore buu dab u waayee, ma mid ku meel gaarah buu tan u haayaa.. Posted by BAASHI: Laakiin awoowe I'm not interested in down town Reyjkavik and what hotties it offers all I'm interested in is hal qudbo-sira ah oo aan winterka uga baxo. Remember Xiin's dangerous xabd-sowda...that get me spinning buddy Take care awoowe Bal arka waxuu Xiin falay, waa kan waayeelkii xabad sooda isku waaley , awoowe xalaal store meeshaa malehee, xagee ka jeentay xabad sowdada? .. Toon isticmaal iyadaa boqolkiiba boqol ka wanaagsan xabad sowdada, Toonta (Makes the blood flow go twice as fast) Awoowe, anaa ku jecele Xiin ha dhageysan, jar baas buu kaa tuurayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted February 3, 2006 Awoowe Xiin issagaa culimo innagala jooga kolka Nur maqan yahay. See wax u jiraan xabad-sowdada miyaad dhib kula kulantay? Awoowe sow taan ku iri igu akhri. Maad igu akhrisid war iyo wacaal waxaad haysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted February 3, 2006 Originally posted by Baashi: Abraar, you see every time I wanna address some SOL character with A initials your name comes out and before I know it I'm penning cyber posts addressing you . Don't know why?... Ma zaaz baa, caadios weeye...must be the Icelandic weather eh Abraar sounds more masculine name. Ina abti, how do you like these names: Qalanjo, Suuban, Saxarla, Samawado, Saaqa or Siman hadii kale sida Soomalida galbeedka degta waxaad qaadataa laba magac…. Saaqaluula, AaminaCadar or FalxadoQuman Xaasha, hortaa jire ayaa iga daaley. I fail to see the masculinity in the name though, ppl are just not too familiar with it, that's all. (I might just consider one of the last three one of these days :cool: ) Quote Share this post Link to post Share on other sites