gooni Posted June 10, 2020 Biyuhu waa nolosha qudheeda maamul tuubo alxami waayay, yaan wax wayn laga sugin, isku tashada ilaahayna tawakala reer ufayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 10, 2020 Lol Quule Cune, the noose is slowly tightening around your neck, eh? Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 10, 2020 12 hours ago, gooni said: Biyuhu waa nolosha qudheeda maamul tuubo alxami waayay, yaan wax wayn laga sugin, isku tashada ilaahayna tawakala reer ufayn. Mushkilad kasta oo timaada, ma debed iyo NGO baynu baryi! Xitaa magaalooyin dhib aad u fudud oo NGO lalasugi baa arki. MEEL kasta oo Somalia ka mid ah, mushkilad ka jirta, hadaad Kamerad ku qabato, waxa ay ku oran macaawino debed ah Hanala soo gaadho, iyagoo dalab u diri, NGOs, UN, islaamka iwm. Iskaa wax u qabso ee ay biloowday Dawladii Siyaad 1970skii macnahaha ugu wayni wax dhisid ma'ahayn, ee waxa uu ahaa kalsoonid dhisid shacabka maskaxdooda, in 9 bilood Bini Adamku kuwa dhashay. Waxa mar hore halka ka sheegay, 100 jaamacadood oo wada qooto qooto u badan laga furay, laakin meelaha technical xirfad lagu barto jirin, taaso ah baahida ugu badan wadanka, xitaa daaraha dhaadheer Mogadishu, Kenya laga keenay fuundhiga dhisa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted June 11, 2020 Maakhir Waan kugu raacsanahay 100% dadku markuu wax isku dayo ma khasaaro ugu yaraan khibrad bay helaan. Bacaad celintii shalaanbood ilaa maanta waa la dugsadaa geedka tiinka dhegtiisa yaa bacaad laga dhex taagay, waa wax aad u sahlan aadna u faa'iido badan. Reer barigu dad jilicsan ma'ahan waa xalaal quudato hadaad doonayso inaad dulmiga aduunyada taal ka fogaato buurahaas iska fuul, laakiin geed ha isku tiirin dad baa leh oo xabag ka gurta. Mushkilada maamulka puntland yaa dadka been u sheegay waxay is leeyihiin maamul dekad dhisaya tuubo ma alaxami waayin. 13 hours ago, Tillamook said: Lol Quule Cune, the noose is slowly tightening around your neck, eh? Lol Intuu farmaajo joogo tuubo lama alxami karo miyuu leeyahay adeer deni? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 11, 2020 12 hours ago, maakhiri1 said: Mushkilad kasta oo timaada, ma debed iyo NGO baynu baryi! Xitaa magaalooyin dhib aad u fudud oo NGO lalasugi baa arki. MEEL kasta oo Somalia ka mid ah, mushkilad ka jirta, hadaad Kamerad ku qabato, waxa ay ku oran macaawino debed ah Hanala soo gaadho, iyagoo dalab u diri, NGOs, UN, islaamka iwm. Iskaa wax u qabso ee ay biloowday Dawladii Siyaad 1970skii macnahaha ugu wayni wax dhisid ma'ahayn, ee waxa uu ahaa kalsoonid dhisid shacabka maskaxdooda, in 9 bilood Bini Adamku kuwa dhashay. Waxa mar hore halka ka sheegay, 100 jaamacadood oo wada qooto qooto u badan laga furay, laakin meelaha technical xirfad lagu barto jirin, taaso ah baahida ugu badan wadanka, xitaa daaraha dhaadheer Mogadishu, Kenya laga keenay fuundhiga dhisa!! Dhaqankii badalmay wixii ka dambeeye 1991 ayee ka mid tahay. Gacan taagid baryo ah iyo tuugsasho aanan dhamaaneynin. Dadkii beerahooda fashaan ma rabaan, malaay dabtaan ma rabaan, xoolahooda raacaan ma rabaan. Hay'ad iyo qaraabo dibad joogo waxee soo diraan lagu noolaado la iska rabaa ilaa aakhiro samaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites