Suldaanka Posted June 10, 2020 Faisal Roobleh's take: June 9, 2020 Sirta R/W Abiy Sheegay Dadweynaha Soomaaliyeed ma Ogyihiin? Ku: Madaxweyn Maxamed C. Farmajo Ku: R/W Xasan Cali Khyre Ku: Godoomiyaha Aqalka Sare: Abdi Xaashi Ku: Afhayenka Barlamaanka, Maxamed Mursal Sheekh Ku: Golaha Wasiirada ee Soomali Federal Republic Ku: Madaxweynayaasha Dawladaha Federalka Soomaaliya Ogaysis: Umada Soomaaliyeed Codsi: Turjumaad ku Aadan Hadalka R/W Abiy Ahmed Mudanayaal, Waxaan Shalay barti aan ku leeyahay facebook soo dhigay muuqaal uu R/W Itoobiya, Dr. Abiy Axmed, kaga waramayo wada hadaladii uu la yeesha madaxda ugu sareysa ee Soomaaliya mudo labo sano ka hor (June 16, 2018). Marna madaxda Soomaalidu la ma qaybsan umdda nuxurka arimahaas. Waxa hadaba igu waajib ah in aan umada Soomaaliyeed u turjumo sida ugu haboon. Shaqsi ahaan xil umadeed ayaa iga saaran. Cajalkii muuqaal ah oo dhamaystiran ayaan halka idinkula wadaagayaa aniga oo sida ugu haboon u turjumay. Dr. Abiy oo Af-axmar ku hadlaya wax uu yidhii sidan: 1. âMaalin badhkeed waxaan wada hadal rajo weyn mujina (tasfa saji) la yeeshay Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Afhayeenka iyo Golha Wasiirada oo dhan (adaqaalay cabinet).â 2. âWaxaan hordhigay oonu kawada hadalnay sidii loo heli lahaa isku soo dhoweyn umaddaheena iyo isdhexgal dhab ah (Unatanya integration).â 3. âWaxaan kala hadlay sidaan u helilahay midnimo (wadhe andhinet maganyet) ee labada dal.â 4. âWaxaan ku heshhinayna waa wax rajo nagalinaya. Xiliga dhaow waa in aan Regional Integration buuxa helnaa. Xiliga fogna waa in an hal dal ama dal kaliya noqonaa.â 5. âIyaguna ijaarka bada weligoodba ku ma ceeshi karaan, inaguna bun aan gadno kuma noolaan karono. Waa in aan dadka u diyaarinaaa isku dar (madamer) labada wadan si mid loo noqdo.â Halka aynu hada kala qoqobanahay waa in aynu noqonaa sida Dubai iyo Mareykanka oo kale.â 6. âSomaliya waxay ku taalaa meel istiraatejiyad ah, hase ahaatee maalintii hal marka kuma so xidho oo wey iska madhantahay, biyaha badana lama cabi karo. Anakuna waxaan la kobci laânahay waa la haanshe laâaanta mariin badeed. Taasaana ilaa xili dheer caqabad nagu ahayd (itoobiya ahaan).â Arintani waxay u taalaa umada adiguna sii fidi. Halkan riix si aad muuqaalka u daawato   Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 10, 2020 Murankii Badda ee Kenya... Episode 1 Wait for the next Episode.. EThiopia oo la wareegtay Soomaaliya.  Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted June 10, 2020 Walaalayaal sii faafiya arrintaas si dadka soomaaliya leh u baraarugaan. Walaalkiin Mudane Faysal Rooble. Dadka soomaaliya leh oo uu aqoonyahanku la hadlayo xagay joogaan? Ma soomaalida jubaland baa? Ma hir-shabeelaa? Ma kuwa puntland baa? Ma snm baa? Ma reer muqdishaa? Ma Onlf baa? Su'aalahaas wuxuu nooga jawaabi lahaa aqoonyahanku markuu asagu wadaniyad leeyahay ama ugu yaraan uu halgankii meel noogu sheego. Laakiin hadda wuxuu la hadlayo waa sheekh shariif iyo CC shakuur, ayagaana looga fadhiyaa inay dhulka iyo badda soomaaliyeed noo ilaaliyaan. Â Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted June 11, 2020 African useless time wasting propaganda. What happened to unity with Eritrea? What happened unity with Kenya? What happened to integration with Djibouti owning corporations together? Eritrea: 70% of the population of Eritrea and 15% of the population of Ethiopia is the same Eritrea has ports Ethiopia has farm lands and other resources Conflict is one generation, short term affair One regime in Eritrea can decide everything Language root communality is more than 90 percent Somalia: Only 100% of Somalia and 7% of Ethiopia are the same people Conflict is at least a century old There are too many forces and any dealing with Ethiopia is always source of suspicion. Kenya: Only 8% Somali and 1.5% Oromo are common people with 48-50 (Oromo+Somali)Percent of Ethiopia Never had communality of dominant tribes between both countries No Language communality since Somali is not yet formal used language in Kenya. Ports are all too far Djibouti: Shared population with Etyhiopia 100 percent infrustructure ready Two countries or societies never had any animosity even under colonialism Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 11, 2020 Eritrea conflict with Ethiopia is longer then one generation its from 1960 to 1991. And from 1998 till 2018. And it can restart any moment again. And it probably had conflict in the middle ages to. Quote Share this post Link to post Share on other sites