Deeq A. Posted June 9, 2020 Waxaa goordhow dalka Burundi ku geeriyoodey madaxweyne Pierre Nkurunziza oo da’diisu aheyd 55 jir. Madaxweynaha oo ku geeriyoodey Karusi hospital ayaa la sheegayaa inuu u dhintay kadib markii uu wadnuhu istaagay. Waxaa uu talada hayey tan 2005-tii. Inkasta oo uu weli madaxweyne yahay laakin waxaa looga adkaaday doorasho dhacday May 20 taas uu ku soo baxay Evariste Ndayishimiye. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites