Hibo Posted December 19, 2001 haween u samir ama ka samir sidaa waxay ku dhaamaan loomama samaynine si jirey aqoon liyo siduu sheegay waayeel adigo u sama falay ama u wada sida u roon mukurka kuugu syadhee waa sebi allahayow si xun wax u yaqaanee!!!! hoohey dumarku waa adoo haraadan biyo kuu hiraayo waa kuwa halyey nina nacas soo hormariyee hanti kugu jeclaadee hooheey dumarku waa hed iyo laayaan ragu ka hadhi waayi hooheey dumarku .. nin doonaba ha hadlee adduunyadu waa wahaween halkay joogaan iyagu ayaa loosoo wada hoydee hooyadu waa lama huraan ama nin haween jeclaaday howl iyo dhibaatiyo waayi maayo haddimo ama kuwa lagu hamiyayee ishu halacsanysaa hablahaa weeyee marka guur la haybshee gabadh heega dheeroo hoobaan la moodoo quruxdana ka hodanoo ... hooyo lagu xasuusta ama. habluhu waa walaalahaa iyga hagarlagama galo kalgacal hogob laguma rido dadka ruuxii kuu handada aase hagaaga jecel isaga waa lagu hirtaa hayee baa u daawa ah haweena mar waa idin dhaleen marna waa idiin dhaxeen dhaaqaalaha ayay kabaan dhaqamaad bay idiin noqdaan. haweenku waa layaab mana haboona in laysku jamciyo qofkastiina wuxuu leeyahay garaadkiisa ama dookhiisa laakiin nin waliba khibrad wanaagsan iyo mid xunba waa kala kulmaan ,,laakiin waxaa xusid mudan horaadkii ay ina siiyeen, hoyanimadaa aan cidnina hanan karin iyada mooyee, laakinn waxaa naxidn leh marka ay laabtaada hadhsadaan oo sidii Cilmi boodheri godka kuu horseedaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hibo Posted December 22, 2001 woman are like you mothers and sisters.. all humans are capable of doing evil but woman are less bad when you compare what men do.. in terms of relation ship, things go wrong some times wheather the male or females initiated.. woman genarally are the corner stone of humanity.. they are the only espices that are less voilent.. we have acknoledge the social and ecnomic condition that cause or bring woman out of bad.. women are the pillers of civilazation. they are the soft, and the only comfort of our especis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hibo Posted December 29, 2001 Mohamed Jamac, much love and respect to ya walaalo. libaax, i suppose thats where the 'humanity' us springs in. everyone my bro is a capable of doing evil.... Ilaahey ha inaga foogeeyo eh. salaams Quote Share this post Link to post Share on other sites
qamar Posted December 30, 2001 Mohamed, what did u say? i hope you wasnt insulting us ladies. Qamar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hibo Posted January 2, 2002 qamar :: no I was not insulting .. insulting woman ..noooo it is not my value .. unless they deserved.. some of them are crazy, but my principle is like hadraawi, gaariye and others .. people are different from each other for the content of their characters . how ever, there is my personal princinple as a man to respect ladies, if they respect them selves.. Quote Share this post Link to post Share on other sites