Sign in to follow this  
Hibo

women

Recommended Posts

Hibo   

haween u samir ama ka samir

sidaa waxay ku dhaamaan

loomama samaynine

si jirey aqoon liyo

siduu sheegay waayeel

adigo u sama falay

ama u wada sida u roon

mukurka kuugu syadhee

waa sebi allahayow si xun wax u yaqaanee!!!!

 

hoohey dumarku waa adoo haraadan

biyo kuu hiraayo

waa kuwa halyey nina nacas soo hormariyee hanti kugu jeclaadee

hooheey dumarku waa hed iyo laayaan ragu ka hadhi waayi hooheey dumarku

..

 

nin doonaba ha hadlee

adduunyadu waa wahaween

halkay joogaan iyagu

ayaa loosoo wada hoydee

hooyadu waa lama huraan

 

ama

nin haween jeclaaday

howl iyo dhibaatiyo

waayi maayo haddimo

 

 

 

ama

 

kuwa lagu hamiyayee

ishu halacsanysaa

hablahaa weeyee

marka guur la haybshee

gabadh heega dheeroo

hoobaan la moodoo

quruxdana ka hodanoo

... hooyo lagu xasuusta

 

ama.

habluhu waa walaalahaa

iyga hagarlagama galo

kalgacal hogob laguma rido

dadka ruuxii kuu handada

aase hagaaga jecel isaga waa

lagu hirtaa hayee baa u daawa ah

 

haweena mar waa idin dhaleen

marna waa idiin dhaxeen

dhaaqaalaha ayay kabaan

dhaqamaad bay idiin noqdaan.

 

 

haweenku waa layaab mana haboona in laysku jamciyo qofkastiina wuxuu leeyahay garaadkiisa ama dookhiisa laakiin nin waliba khibrad wanaagsan iyo mid xunba waa kala kulmaan ,,laakiin waxaa xusid mudan horaadkii ay ina siiyeen, hoyanimadaa aan cidnina hanan karin iyada mooyee, laakinn waxaa naxidn leh marka ay laabtaada hadhsadaan oo sidii Cilmi boodheri godka kuu horseedaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

woman are like you mothers and sisters..

all humans are capable of doing evil but woman are less bad when you compare what men do.. in terms of relation ship, things go wrong some times wheather the male or females initiated.. woman genarally are the corner stone of humanity.. they are the only espices that are less voilent.. we have acknoledge the social and ecnomic condition that cause or bring woman out of bad.. women are the pillers of civilazation. they are the soft, and the only comfort of our especis

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Mohamed Jamac,

 

much love and respect to ya walaalo.

 

libaax,

i suppose thats where the 'humanity' us springs in. everyone my bro is a capable of doing evil.... Ilaahey ha inaga foogeeyo eh.

 

salaams

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

qamar ::

 

no I was not insulting .. insulting woman ..noooo

it is not my value .. unless they deserved.. some of them are crazy, but my principle is like hadraawi, gaariye and others .. people are different from each other for the content of their characters . how ever, there is my personal princinple as a man to respect ladies, if they respect them selves..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this