Sign in to follow this  
Deeq A.

Mas’uul Ka Tirsan xukuumadda Somaliland Oo Sheegay In Uu Iska Baadhay xannuunka Covid-19

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed, ayaa sheegay in uu maray baadhis shaqsiyana oo la xidhiidha xannuunka safmareenka ah ee Covid-19 kadib markii uu kulan la qaatay mid ka mida wasiiradii hore looga helay xannuunkani.

Waxa uu caddeeyay In ay jawaabta u soo baxday ay noqotay “Negative”, bulshadana waxa uu ugu baaqay in ay is baadhaan si loo yareeeyo fiditaanka xannuunkani.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this