Sign in to follow this  
Deeq A.

Qabiilka miyaa qaldan mise cidda ku qaraabata

Recommended Posts

Deeq A.   

Soomaalidu mar iyo meel ay joogtayba, marxalad ay mareeysay iyo nooc kasta uu ahaa qaab nololeedkeedu - reer guraa, beeraley iyo reer magaal midba- way qabatimeen oo dhaqangal ka dhigeen “Hayb-sheegashada” qabiilka iyo isla dumiddiisa, asagoo leh muuqaal, xeer iyo had-dhaqan u eg

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this