Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota qoyskii uu ka baxay badhisaabkii gobolka Togdheer

Recommended Posts

Deeq A.   

إنا لله و إنا إليه راجعون
اللهم آمينا
للهم اغفرله وارحمه وعافه عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما نقيت الثوب الابيض من الدنس وأبدله دارا خيرا
Dhamaan Jaliyada Somaliland ee Magaaladan Sheffield waxay Tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii ,Caruurtii,asxabtii,shacabka Jamahuuriyada Somaliland, gaarahaan shacabka G.Togdheer
Iyo guud ahaan qaranka Jamahuuriyada Somaliland.
Geeridii ku timid Marxuun Gudoomiyihii Gobolka Togdheer Xamse Mohamed Cabdi oo shalay 7/6/20 Ku geeriyooday Dalka Turkiga
Ilaahay waxaanu ugu baryaynaa inuu Janatul Aclaa geeyo Aamiin Aamiin.
Waxaa si gaar ah u diray Tacsidan:
1.Cabdi Cabdilahi Jamac
2.Cali Xasan Ducaale
3. Yusuf Cabdi Shire
4.Cabdi qani siciid Adan
5.Jamaca Ramaaqiye
6.Shaafici Xasan Cali yare
7. Axmed Sandheere
8. Cawaale bacow
9.Cabdiraxman Cawil
10. Cali Farax dheere
إنا لله و إنا إليه راجعون
اللهم آمينا
للهم اغفرله وارحمه وعافه عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما نقيت الثوب الابيض من الدنس وأبدله دارا خيرا

Mataan M Omar
Sheffield UK.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this