Deeq A. Posted June 8, 2020 Ciidamada Ammaanka Somaliland ayaa maanta xabsiga dhigay Califahad maxamed jaamac muuse kaas oo ka mid ah wariyayaasha ka howlgala SAABTV, Wariye Cabdifitaax ayaa waxaa runta ugu yimid ciidamo ka socda laanta danbi baarista ee CID-da iyaga oo u keenay warqad ka socota xarunta loogana dalbanaayo inuu yimaado, markii uu tagay ayaa lagu war geliyey inuu xiran yahay. Xarigga wariyaha ayaa la sheegay inuu dabo socdo qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebooke oo uu ka soo xitgtay wariye ka kale mana jiro wax ar ah oo ka soo baxay xaruntii uu ka tirsanaa ee SAABTV. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites