Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la Kulmay Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sh. Abdirahman ayaa kulan gaar ah ku casuumay hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran.

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada qaran Sh. Shariif Sheekh Ahmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulankan gaarka ah la yeeshay guddoonka golaha shacabka.

Kulanka waxaa looga hadlay arimaha  quseeya doorashooyinka dalka ee 2020-2021, iyo Cudurka halista ah ee COVID-19 iyo guud ahaan siyaasadda dalka.Xasan-Sheekh.jpgAbdirahman.jpg Madaxhore.jpg Sh.jpg Sheekh-Shariif.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this