Deeq A. Posted June 7, 2020 Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 65 Todaba iyo toban qof (17) ayaa laga helay xanuunka, 17 waa Somalilander. Bukaanadan 14 qof waa rag, 3 qofna waa dumar Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa: (10jir ilaa 19jir = 1 qof) (20jir ilaa 29jir = 8 qof) (30jir ilaa 39jir = 4 qof) (40jir ilaa 49jir = 1 qof) (60jir ilaa 69jir = 1 qof) (70jir ilaa 79jir = 2 qof) Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 6 qof, Boorama 10 qof iyo Burco oo ah 1 qof Waxaa xanuunka ka bogsaday 2 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Afar iyo Lixdan (64). Qaran News Share this post Link to post Share on other sites