Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Warbixin Cusub Xanuunka Covid 19

Recommended Posts

Deeq A.   

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 65
Todaba iyo toban qof (17) ayaa laga helay xanuunka, 17 waa Somalilander. Bukaanadan 14 qof waa rag, 3 qofna waa dumar

covid19-1.jpg

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 8 qof)
(30jir ilaa 39jir = 4 qof)
(40jir ilaa 49jir = 1 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)
(70jir ilaa 79jir = 2 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 6 qof, Boorama 10 qof iyo Burco oo ah 1 qof

Waxaa xanuunka ka bogsaday 2 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Afar iyo Lixdan (64).

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this