Sign in to follow this  
Deeq A.

Weriye Cabdimaalik Coldoon oo Xabsiga laga sii daayey

Recommended Posts

Deeq A.   

Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xidhnaa muddo sannad ka badan.Coldoon ayaa lagu sii daayay cafis madaxweyne.

coldoon-300x225.jpg

Xoggo ku taxaluuqa siideynta weriye coldoon ayaa tibaaxaya inay Xisbiyada mucaaradku aad uga shaqeeyeen sii deyntiisa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this